Siyaasi Cabdi Barre Cabdi oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in xukuumadda uu hoggaamiyo Xasan Cali Kheyre ay qas ka waddo deegaannada Galmudug.
Wuxuu sheegay in Ra’iisul wasaaraha uu sii fogeeyey dad markii hore uu sheegay iney usoo dhabar adeegeen dhismaha Galmudug.
Cabdi Barre ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha uu u muuqdo qof ku jira ololaha doorashada ee 2020.




From the comments