Goobjoog

Wasiir Sabriye Oo Magacaabay Guddiga Qaban-qaabada Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug

Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magacawday guddiga qabanqaabada shirweynaha dib u heshiisiinta ee Galmudug. Cabdi Maxamed Sabriye, wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uu…

Wasiir Sabriye Oo Magacaabay Guddiga Qaban-qaabada Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug

Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magacawday guddiga qabanqaabada shirweynaha dib u heshiisiinta ee Galmudug.

Cabdi Maxamed Sabriye, wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku magacaabay guddiga oo 12 xubnood ka kooban.

Halkaan hoose ka akhriso magacaabista guddigan.

  

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments