Goobjoog

Golaha Aqalka Sare uu Maanta Horyaallo Sharci Muhiim Ah

Waxaa goordhow bilowday kulanka 11aad, kalfadhiga 5aad ee golaha Aqalka Sare BFS , kulanka waxaa shir guddoominaayo, guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya senator Cabdi Xaashi Cabdullahi, waxaa kale…

Golaha Aqalka Sare uu Maanta Horyaallo Sharci Muhiim Ah

Waxaa goordhow bilowday kulanka 11aad, kalfadhiga 5aad ee   golaha Aqalka Sare BFS , kulanka waxaa shir guddoominaayo, guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya senator Cabdi Xaashi Cabdullahi, waxaa kale oo garbihiisa jooga ku-xigeenka 1aad ee golaha aqalka sare Senator Abshir Axmed iyo 2aad Mowlid Guhaad.

Ajengada Kulanka: Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowlada

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments