Puntland oo DF Ku Eedeysay Ficillo Iska Hor Keenis Ah, Ugana Digtay Faragelinta Doorashooyinka..
Sheeko:Dalka
Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ku eedeeyey falal iska horkeenaya umadda Soomaaliyeed, waxna u dhimaya midnimada, waxaa kale oo lagu eedeeyey in deeqaha u adeegsadaan xasilooni darro iyo dano gaar ah oo ay ku gaaraan doorashada 2020/2021
Dhinaca kale, Puntland waxaa ay dowladda federaalka ah uga digtay faragelin ay ku sameyso doorashooyinka Galmudug iyo Jubbaland.
Halkan Ka Akhriso: