Goobjoog

Sheekh Shaakir Oo Cabasho Ka Keenay Heshiiskii uu La Galay Kheyre

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir ayaa soo saaray warqad ay ku qoranyihin 6 qodob oo xadgudub ku ah heshiiskii Ahlu-sunna iyo DFS sida lagu xusay qoraalkaan. Warqadaan ayaa sidoo kale…

Sheekh Shaakir Oo Cabasho Ka Keenay Heshiiskii uu La Galay Kheyre

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir ayaa soo saaray warqad ay ku qoranyihin 6 qodob oo xadgudub ku ah heshiiskii Ahlu-sunna iyo DFS sida lagu xusay qoraalkaan.

Warqadaan ayaa sidoo kale Ra’iisul Kheyre loogu baaqay in uu si deg deg ah I soo fara geliyo arimahaan, isla markaana xal laga gaaro.
Halkaan Ka Akhriso

 Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments