Goobjoog

Shirka Dib u Heshiisiinta Galmudug Oo Mar Kale Dib u Dhacay

Waxaa uu dib u dhac ku yimid shirkii dib u heshiisiinta ee lagu waday inuu ka furmo Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Wararka ay Goobjoog News heleyso waxaa kale oo ay…

Shirka Dib u Heshiisiinta Galmudug Oo Mar Kale Dib u Dhacay

Waxaa uu dib u dhac ku yimid shirkii dib u heshiisiinta ee lagu waday inuu ka furmo Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.

Wararka ay Goobjoog News heleyso waxaa kale oo ay sheegayaan in aan la Shaacin xiili uu qabsoomayo, shirka oo si rasmi ah uu u furmaayo.

Wararka oo dhameustiran, la soco.
Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments