Goobjoog

Hoggaamiye Kooxeed Hore Oo Noqday Duqa Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka, ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Guddoomiye Filish ayuu Madaxweynuhu faray inuu dhammeystiro qorsheyaashii iyo dadaalladii uu soo…

Hoggaamiye Kooxeed Hore Oo Noqday Duqa Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka, ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish).

Guddoomiye Filish ayuu Madaxweynuhu faray inuu dhammeystiro qorsheyaashii iyo dadaalladii uu soo bilaabay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Shahiid Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisoow).

Cumar Flish waxaa uu horay u ahaa hogaamiye kooxeed,wasiir iyo xildhibaan.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments