Madasha guddiyada dastuurka baarlamaannada heer federaal iyo heer dowlad Goboleed ayaa maanta ka furantay magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland.
Shirkan oo socon doono 3 Maalin waxaa looga hadlayaa dastuurka KMG ah, gaar ahaan cutubyada 10-aad ilaa iyo 1-5aad oo ay soo diyaariyeen gudiyada dastuurka heer federaal.
Shirkan waa kii 4aad ee ay qabtaan guddiga dastuurka, waxaana la filayaa in xal looga gaaro cutubyadaas dhiman.


q



From the comments