Waxaa maanta si rasmi ah loo soo xirayaa shirka dib u heshiisiinta beelaha Habargidir ee muddada ka socday magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug, Galmudug.
Shirka ayaa arbacadii lagu doortay guddoomiyaha golaha hoggaaminta beesha oo noqday Prof. Cabdulqaadir Maxamed Shirwac.
Shirkan ayaa laga heshiiyey dhammaan wixii beelahaasi soo gala gaaray xiliyadii hore, waxaana la filayaa in hoggaanka cusub uu ka shaqeeyo midnimada iyo wadajirka beesha iyo aayaheed.




From the comments