War Murtiyeedka Shirka Dib U Heshiinta Beelaha ee Dhuusamareeb

Waxaa la soo gabagabeeyey shirkii dib u heshiisiinta beelaha dega deegaanada Galmudug oo 10-kii maalin ugu dambeeyey magaalada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud, shirka ayaana waxaa laga soo saaray war-murtiyeed.
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay galinkii danbe gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa si rasmi ah u soo xiray shirka, waxaa la fiyaa in loo gudbo wajiga dhismaha dowlad gobaleedka Galmudug iyo soo xulista xildhibaanada oo ay u wada dhan yihiin beelaha dega gobalada Mudug iyo Galagaduud oo maaluka uu ka taliyo.
Goobjoog News