Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka HirShabeelle MD Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu Hogaaminayay oo Gaaray Degmada Cadale ayaa Xarigga ka Jaray Mashaariic Horumarineed oo Laga Hirgaliyay Degmo Xeebeedka Cadale.
Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlada HirShabelle Md Ali Gudlaawe Hussein oo Socdaalkiisa uu ku Tagay Degmada Cadale ay Isugu Soo Baxeen Soo Dhoweyntiisa Boqolaal Dadweynaha Reer Cadale.
Soo Dhoweynta Kadib Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa Xariga ka Jaray Sagaal (9) Mashruuc oo Qeyb ka ah Horumarinta Degmada Waxayna kala Yihiin.




From the comments