Goobjoog

DFS Oo Magacawday Guddiga Farsamada Ee Maamul Dhisidda Galmudug

Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magacawday guddiga farsamada maamul dhisidda dowlad goboleedka Galmudug. Guddigan la magacaabay ayaa ka kooban 13 xubnood, waxaana ay iska soo dooran doonaan…

DFS Oo Magacawday Guddiga Farsamada Ee Maamul Dhisidda Galmudug

Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magacawday guddiga farsamada maamul dhisidda dowlad goboleedka Galmudug.

Guddigan la magacaabay ayaa ka kooban 13 xubnood, waxaana ay iska soo dooran doonaan guddoon, waxayna shaqadoodu tahay ka shaqeynta dhismaha Galmudug.

Isaaq Maxamed Maxamuud, wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha oo warbaahinta u akhiriyey wareegtada lagu soo magacaabay guddigan ayaa tilmaamay in magacaabista guddiga uu salka ku hayo go’aankii kasoo baxay shirkii dib u heshiisiinta Galmudug.

Hoos ka akhriso magacyada guddiga:

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments