Goobjoog

Muxuu Madaxweyne Xaaf Ka Yiri Guddiga Farsamada Maamul u Dhisidda Galmudug?

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu kaga hadlay guddiga wasaaradda arrimaha gudaha DFS u magacawday Galmudug. Xaaf ayaa sheegay in ay kala…

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu kaga hadlay guddiga wasaaradda arrimaha gudaha DFS u magacawday Galmudug.

Xaaf ayaa sheegay in ay kala shaqeeyeen wasaaradda arrimaha gudaha magacaabista guddiga farsamada maamul u dhisidda Galmudug.

Wuxuu sheegay in guddigan muhiim yahay, islamarkaana laga doonayo iney ka fogaadaan eex iyo wax walbo oo shaki gelinaya shaqadooda.

Halkaan hoose ka akhriso:-

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments