Hirshabelle oo Magacowday Guddiga Madaxbannaan ee Xuduudaha
				Sheeko:Dalka			
			
		Wasaaradda arrimaha gudaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa magacowday guddiga madaxabannaan ee xuduudaha iyo federaalka dowlad gobaleedka Hirshabeelle.
Guddigaan ayaa lagu magacaabay wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle, guddiga ayaana ka kooban 9-xubnood,.
Wareegtada ayaa sidoo kale lagu sheegay in guddigaan madaxabannaan ee xuduudaha iyo federaalka uu wakiil ka yahay dowlad gobaleedka Hir-Shabeelle.
Halkaan ka Akhriso liiska magacyada

Googgoog News