Goobjoog

Akhriso: Habraaca Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Guddiga doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah waxa ay kulan ku yeesheen magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal, waxaana ay shaaciyeen xilliga ay dhici doonto doorashada guddoomiyaha baarlamaanka.…

Akhriso: Habraaca Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Guddiga doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah waxa ay kulan ku yeesheen magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal, waxaana ay shaaciyeen xilliga ay dhici doonto doorashada guddoomiyaha baarlamaanka.

Guddiga ayaa sheegay in 14-ka bishan oo ku beegan Khamiista ay dhici doonto doorashada guddoomiyaha, waxaana ay shaaciyeen habraaca doorashada.

Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments