Guddoomiye Cusub Oo Loo Doortay Guddiga Doorashooyinka Somaliland

Kulank ay maanta magaalada Hargeysa ku yeesheen guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa waxay ku doorteen guddoomiye cusub. Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa loo doortay C/rashiid Riyo Raac, iyadoo xubnaha guddiga ay…

Guddoomiye Cusub Oo Loo Doortay Guddiga Doorashooyinka Somaliland

Kulank ay maanta magaalada Hargeysa ku yeesheen guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa waxay ku doorteen guddoomiye cusub.

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa loo doortay C/rashiid Riyo Raac, iyadoo xubnaha guddiga ay sheegeen in shaqsiga u qalmo qabashada xilkan.

Doorashadan ayaa imaaneysa xilli horey u jirtay cabasho badan oo laga muujinayey guddiga doorashada Somaliland.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments