Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay cod u qaadi doonaan in xilka laga qaado madaxweyne Donald Trump iyo in kale.
Kulan ay ku yeelan doonaan xarunta Aqalka ee magaalada Washington ayey dhammaan xubnaha Aqalka wakiilada cod u qaadi doonaan Laba qodob oo dastuuri ah oo ay u cuksanayaan xil ka xayuubinta madaxweynaha.
Arrintan ayaa kala qeybsanaan xooggan gelisay xibiyada Jamhuuriga iyo dimuqraadiga, waxaana wax walbo la ogaan doonaa saacado kadib.




From the comments