Goobjoog

Ahlu-sunna Oo Soo Saartay Liiska Xildhibaannada Uga Mid Noqonaya Galmudug

Ahlu-sunna Waljameeca ayaa soo saartay liiska 20-ka xildhibaan ee uga mid noqonaya baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug. Liiskan waxaa ku xusan magacyada xildhibaannada iyo sidoo kale beelaha ay kasoo kala jeedaan,…

Ahlu-sunna Oo Soo Saartay Liiska Xildhibaannada Uga Mid Noqonaya Galmudug

Ahlu-sunna Waljameeca ayaa soo saartay liiska 20-ka xildhibaan ee uga mid noqonaya baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug.

Liiskan waxaa ku xusan magacyada xildhibaannada iyo sidoo kale beelaha ay kasoo kala jeedaan, kuwaasi oo si buuxda u matali doona dhanka Ahlu-sunna.

Hoos ka akhriso liiska:

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments