Goobjoog

Maareeye Cusub Oo Loo Magacaabay Dekadda Boosaaso

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa maareeye cusub waxa uu u magacaabay dekadda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Wareegtada magacaabista ayaa sidan u qoran: Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland…

Maareeye Cusub Oo Loo Magacaabay Dekadda Boosaaso

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa maareeye cusub waxa uu u  magacaabay dekadda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

Wareegtada magacaabista ayaa sidan u qoran:

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr.13 January 16, 2020, ku magacaabay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso.

Madaxweynaha maamulka Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay: Baahida loo qabo horumarinta Garoonka Diyaaradaha Boosaaso
Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.

Markuu tixgaliyay: Talo soo jeedinta Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa Axmed Siciid Yuusuf loo magacaabay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments