Galmudug ayaa saacado gudaheed yeelatay madaxweynihii 2-aad kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Galkacyo.
Xildhibaanada Galmudug garabka Gaalkacyo ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug u doortay Xareed Cali Xareed.
Sidoo kale waxa ay Madaxweyne ku xigeen u doorteen Sheekh Ibrahim Guureeye. halka Madaxweyne Xaaf loogu daray waqti aan la cayimin.




From the comments