Goobjoog

Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 28-03-2020

Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Puntland ayaa maanta dhaqan gelin doonta joojinta qaadka, si looga hortago faafidda Caabuqa COVID19. Madaxweynaha Somaliya…

Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 28-03-2020

Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin:

Puntland ayaa maanta dhaqan gelin doonta joojinta qaadka, si looga hortago faafidda Caabuqa COVID19.

Madaxweynaha Somaliya ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u hoggaansamaan Talooyinka Caafimaad ee Bad-qabkooda la xiriira.

Dowladda Maryeykanka ayaa soo dhoweysay hannaanka deyn-cafinta Dowladda federaalka Somaliya iyo guulaha ay ka gaartay shuruudihi ku xirnaa.

Shaqada Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa la xiray in muddo arrimo la xariira Xanuunka COVID-19.

Haddaba, halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Hanad Cali Guuleed iyo Anfac Aadan

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments