Wasaaradda Arrimaha Dibadda Norway ayaa soo dhaweysay deyn cafinta Kooxda Paris, oo ay ku mideysan yihiin dalal badan, iyo deyn dhaafka Bangiyada Adduunka iyo Afrika.
Dowlada Soomaaliya ayaa shaacisay in tirada dadka qaba COVID-19 ay gaartay 7 ruux, oo ajaaniib iyo Somali isugu jira.
Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha maamulka Hirshabelle oo baaq ku aaddan ka hortagga cudurka Caronavirus u diray ganacsatada maamulkas.
Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay falkii kufsiga ahaa ee degmada Afgooye loogu geystay gabdho yaryar, kuna baaqday in gacanta lagu soo dhigo raggii ka dambeeyay falkaasi.
Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Macruuf Xaaji iyo Anfac Aadan cabdi
From the comments