Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye u magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya.
Degreeto ka soo baxday xafiiska raiisul wasaaraha dalka ayaa lagu magacaabay Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye in uu noqdo wasiiru Dowlaha ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya.
Wuxuu bedelayaa Daahir Cabdi Cabdullaahi oo horey haayay xilkaasi wasiiru dowlanimo.




From the comments