Goobjoog

Degdeg: Isbitaal Digfeer Oo Loo Xiray Coronavirus

Warar aan goordhow helnay ayaa sheegaya in guud ahaan albaabada loo laabay oo Coronavirus dartiis loo xiray, lana istaajiyey shaqada isbitaalka ugu weyn Soomaaliya ee Digfeer Mas’uuliyiin ka tirsan isbitaalka…

Degdeg: Isbitaal Digfeer Oo Loo Xiray Coronavirus

Warar aan goordhow helnay ayaa sheegaya in guud ahaan albaabada loo laabay oo Coronavirus dartiis loo xiray, lana istaajiyey shaqada isbitaalka ugu weyn Soomaaliya ee Digfeer

Mas’uuliyiin ka tirsan isbitaalka oo la hadlay Goobjoog News ayaa goordhow xaqiijiyey iney xireen isbitaalka oo aaney qaabili doonin bukaanno aan ka aheyn kuwa qaraxa haleelo, xabad ku dhacday, toorey la dhiig baxayo ama haweeney fool ah.

Arrintan ayaa timid kadib markii saacadihii tagay Coronavirus laga helay 3 dhakhtar oo ka tirsan isbitaalka.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments