Goobjoog

Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 19-04-2020

Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Ciidamada Dowladda oo deegaanno cusub kala wareegay Xarakada Alshabab. Tala-bixiyaha caafimaad ee COVID 19, Dr Maxmed…

Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 19-04-2020

Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin:

Ciidamada Dowladda oo deegaanno cusub kala wareegay Xarakada Alshabab.

Tala-bixiyaha caafimaad ee COVID 19, Dr Maxmed M Cali Fuje, ayaa bulshada Soomaaliyeed kula taliyay inay qaataan talooyina caafimaad ee qaybta ka qaadanaya xakameynta faafitaanka CORONA.

Tiftaraha Goobojoog oo Talaaladii lagu xiray Muqdisho oo dib u helay xorrriyaddisa.

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Somaliya ayaa shaacisay in labo ruux ay u dhinteen Coronaviras 19 kalana uu soo ritey.

Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, ayaa Sheegay in dowladdu ay bedeshay qaabkii loo aasi jiray dadka u geeriyooda COVID-19.

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabis cusub sameeyay.

Haddaba, halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfaahsan, waxaana soo jeedinaysa Maariya Haarliin

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments