Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 20-04- 2020
Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Faah-faahinno kala duwan oo ka soo baxaya laba Qarax oo barqabbinadii maanta ka dhacay qaybo ka mid ah…
Published April 20, 2020
Akhris 1 daqiiqo ah
Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah:
Faah-faahinno kala duwan oo ka soo baxaya laba Qarax oo barqabbinadii maanta ka dhacay qaybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha hoose.
Sheikh Shaakir oo sheegay in Dowladda federaalka ay dano gaar ah ka leedahay Siyaasadda Galmudug.
Guddiga ka hortagga CRONA VIRUS oo ka digay halista ka dhalan karta in la qarsado xanuunkaan.
Puntland oo xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay ee xanuunka CRONA laga helo deegaannada Maamulkaasi.
From the comments