Soomaaliland ayaa shaacisay in manta deegannadeeda laga helay kiisas dhowr ah oo la xiriira caabuqa sida ad dunida u saameeyay ee COVID-19.
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland oo soo saaratay warbixinta maalin laha ah ayaa sheegtay in 14 qof oo cusub uu cudurka soo ritay, iyada oo sidoo kale shaacisay in guud ahaan ay xanuunka ka bogsadeen 7 ruux, waxaana cudurkaan u geeriyootay 6 qof.
Guud ahaan Soomaaliland waxaa cudurkan kiisaska laga helay ay gaarayaan 68 kiis.




From the comments