Goobjoog

Degdeg: Weriye Coldoon oo Xabsiga Laga Sii Daayay

Warar goor dhow aan helnay ayaa sheegaya in xabsiga laga sii daayay weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo u xirnaa Soomaaliland. Mubaarak oo la dhashay Cabdimaalek ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey…

Degdeg: Weriye Coldoon oo Xabsiga Laga Sii Daayay

Warar goor dhow aan helnay ayaa sheegaya in xabsiga laga sii daayay weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo u xirnaa Soomaaliland.

Mubaarak oo la dhashay Cabdimaalek ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey siideyntiisa isaga oo intaa ku daray in ay dib ka hadlidoonaan.

Sii deynta weriyaha oo muddo hal sano ah xirnaa ayaa timid ka dib markii dhowr jeer baaqyo kala duwan loo diray madaxwene Biixi oo ku aadnayd in uu xorriyaddiisa dib u helo Colddon oo sidoo kale ahaa samafale.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments