Goobjoog

FAALLO:- Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Baqaya In Mudaaharaadkii Lagu Soo Dhaweeyay Mid La Mid Ah Lagu Sagootiyo?

Khudbaddii Sabtida uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyay furintaanka kalfadhigii ugu dambeeyay ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxa ay xambaarsaneyd farriimo fara badan oo ay ugu hurreyso doorasho qof iyo cod ah…

FAALLO:- Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Baqaya In Mudaaharaadkii Lagu Soo Dhaweeyay Mid La Mid Ah Lagu Sagootiyo?

Khudbaddii Sabtida uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyay furintaanka kalfadhigii ugu dambeeyay ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxa ay xambaarsaneyd farriimo fara badan oo ay ugu hurreyso doorasho qof iyo cod ah oo inta badan khudbaddu ay ku saleysneyd, iyadoo aan ognahay in doorasho qof iyo cod ah aaney xilli dhow dalkani diyaar u ahayn isla markaana aaney suurtaggal ahayn. Iyadoo weliba aan ognahay in Covid-19 aan lagu dhawaaqin in laga adkaaday oo gabi ahaanba uu dalka ka maran yahay.

Halkan Kasii Aqriso Maqaalka Oo Qoraal Isaga Dhameystiran

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/5-qodob-oo-laga-dheehan-karo-khudbaddii-madaxweyne-farmaajo-xasillooyin-darro-siyaasadeed-ayaa-kow-ka-ah/?fbclid=IwAR09kXG828sinN6nlQB4MprFD37KWwWDO8AXQzT4Xjl7GFG0y12u1TvuVgA

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments