Goobjoog

Madaxweynihii Burundi oo Geeriyoodey

Waxaa goordhow dalka Burundi ku geeriyoodey madaxweyne Pierre Nkurunziza oo da’diisu aheyd 55 jir. Madaxweynaha oo ku geeriyoodey Karusi hospital ayaa la sheegayaa inuu u dhintay kadib markii uu wadnuhu istaagay. Waxaa uu…

Madaxweynihii Burundi oo Geeriyoodey

Waxaa goordhow dalka Burundi  ku geeriyoodey madaxweyne Pierre Nkurunziza  oo da’diisu aheyd 55 jir.

Madaxweynaha oo ku geeriyoodey  Karusi hospital  ayaa la sheegayaa inuu u dhintay kadib markii uu wadnuhu istaagay. Waxaa uu talada hayey tan 2005-tii.

Inkasta oo uu weli madaxweyne yahay laakin waxaa looga adkaaday doorasho dhacday May 20 taas uu ku soo baxay Evariste Ndayishimiye.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments