Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland ayaa sheegay in aysan aqbali doonin natiijada ka oo soo baxda shirka Dowladda Federaalka iyo Somaliland uga socda dalka Jabuuti.
Guddoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa sheegay in nasiib daro ay tahay sida uu hadalka u dhigay in Madaxwayne Farmaajo uu la shiro koox gooni u goosad ah .
Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland intaas warkiisa ku daray in Beesha Caalamka ay uga fadhigayaan in aysan aqoonsan natiijada kasta oo shirka ka soo baxa.




From the comments