U bood dhigaalka

Puntland iyo Jubbaland oo Iska diiday Habraaca Doorashada Ay Golaha Shacabka Ansixiyeen

Juun 25, 2020

Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa iska fogeeyey sharciga doorasho ee lagu ansixiyey golaha shacabka iyaga oo taageeray aqalka sare.

Qoraalka Puntland:

 

Jubbaland: