War-saxaafadeed: Ururka Qareennada Soomaaliyeed
Sheeko:Dalka
Ururka Qareennada Soomaaliyeed oo waarsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay magacaabista xubnaha golaha adeegga Garsoorka uu yahay mid baalmarsan dastuurka dalka iyo shuruucda u taallo. Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in xubnaha aysan ku jirin shaqsiyaad ka tirsan ururka qareennada Soomaaliyeed, sida lagu yiri qoraalka.
Halkaan Hoose Ku Dhufo