U bood dhigaalka

Weriye Abuuja oo Dambi Lagu Waayey, Lana Sii Daayey

Ogoosto 5, 2020

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa goordhow waxaa ay sii deysay weriye Maxamed Abuuja oo ahaa tifaftiraha radio Hiigsi.

Arrintan ayaa timid kadib markii maxkamad la soo taagay 3-dii bishan, oo lagu eedeeyey dil, ka tirsanaan Al-shabaab iyo khiyaano qaran.

Siideyntiisa ayaa imaaneya 5 bil uu sharci darro u xirnaa.

Goobjoog News