Goobjoog

Madaxweyne Waare oo Xilka Ka Qaaday Wasiir, Halka Badelkiisa Lagu Dhawaaqay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday wasiirkii Beeraha iyo Waraabka maamulkaasi Cali Xaaji Cabdulle, waxaana xilkaas loo magacaabay Cabdulqaadir Abuukar Maxamuud. Halkaan Ka Akhriso Wareegtada

Madaxweyne Waare oo Xilka Ka Qaaday Wasiir, Halka Badelkiisa Lagu Dhawaaqay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday wasiirkii Beeraha iyo Waraabka maamulkaasi Cali Xaaji Cabdulle, waxaana xilkaas loo magacaabay Cabdulqaadir Abuukar Maxamuud.

Halkaan Ka Akhriso Wareegtada

No photo description available.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments