Goobjoog

Madaxweyne Waare oo Gaaray Dhuusamareeb

Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb gaaray madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Waare kaas oo lagu wado inuu ka qeybgalo shirka Dhuusamareeb 3. Waare yaa ku biiray mas’uuliyiinta tagay Dhuusamareeb sida madaxweynaha Soomaaliya Maxamed…

Madaxweyne Waare oo Gaaray Dhuusamareeb

Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb gaaray madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Waare kaas oo lagu wado inuu ka qeybgalo shirka Dhuusamareeb 3.

Waare yaa ku biiray mas’uuliyiinta tagay Dhuusamareeb sida madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha Koondur galbeed Cabdicasis Lafta-gareen.

Shirka Dhuusamareeb 3 ayaa lagu wadaa in looga arrinsado doorashada 2020/2021, waxaa uuna shirka furmayaa iyada DF ay dooneyso qof iyo cod halka dowlad goboleedyadana ay doonayaan doorasho dadban.

 

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments