Goobjoog

Biyo Xireen Carro-tuur ah oo Laga Sameeyey Beladweyne+Sawirro

Guddiga fatahaadda Beladweyne ayaa duleedka magaalada ka sameeyey buurar (caro tuur) loogu talagalay in lagu celiyo fatahaadda soo noq noqoay ee magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Wararka aynu heleyno…

Biyo Xireen Carro-tuur ah oo Laga Sameeyey Beladweyne+Sawirro

Guddiga fatahaadda Beladweyne ayaa duleedka magaalada  ka sameeyey buurar (caro tuur) loogu talagalay in lagu celiyo fatahaadda soo noq noqoay ee magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Wararka aynu heleyno ayaa tilmaamaya in biyihii ugu badnaa ay iminka soo gaaray duleedka Beledweyne, iyadoo hadda ay celinayaan biyo xireen (carro tuur ) oo ay dhigeen guddiga fatahadda webiga.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments