Goobjoog

Khasaare Ka Dhashay Weerar Al-shabaab Kusoo Qaadeen Balcad

Wararka ka imaanaya degmada Balcad ayaa sheegaya saaka aroortii ay weerar kusoo qaadeen ciidamo ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo soo galay gudaha magaalada. Rasaas ayaa waxaa ay dhexmartay dagaalyahannada Al-shabaab…

Khasaare Ka Dhashay Weerar Al-shabaab Kusoo Qaadeen Balcad

Wararka ka imaanaya degmada Balcad ayaa sheegaya saaka aroortii ay weerar kusoo qaadeen ciidamo ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo soo galay gudaha magaalada.

Rasaas ayaa waxaa ay dhexmartay dagaalyahannada Al-shabaab iyo ciidamo deegaanka ah, taasi oo keentay khasaare kala duwan.

Ilo ka tirsan dowladda federaalka ah ayaa sheegay  in Al-shabaab laga dilay 14 iyaguna ay dileen askari iyo 7 qof oo shacab ah.

Ma jirto warar madaxbannaan oo ka soo baxay halkaasi, laakin dadka deegaanka ayaa sheegay in xaaladda ay degan tahay.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments