Goobjoog

Ra’iisalwasaare Rooble oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirrada Cusub

Ra,iisalwasaare Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow oo caawa waxaa uu ku dhawaaqay golaha wasiirrada cusub, kuwaas oo ka la shaqeyn doona. Wasiirrada la magacaabay ayaa waxaa ku jiro tiro…

Ra’iisalwasaare Rooble oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirrada Cusub

Ra,iisalwasaare Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow oo caawa waxaa uu ku dhawaaqay golaha wasiirrada cusub, kuwaas oo ka la shaqeyn doona.

Wasiirrada la magacaabay ayaa waxaa ku jiro tiro yar oo cusub , halka in badan dib loo soo celiyey wasiirraadii la soo shaqeeyey Xasan Cali Kheyre.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments