Shirka wadatashiga musharaxiinta madaxweynaha dalka ayaa galay maalintii seddexaad, kaas oo muqdisho ka socday labadii maalin ee la soo dhaafay, waxaana inta badan looga hadlayey doorashooyinka heer federaal ee soo aadan.
Shirka ayaa waxaa ka qeyb galayo ku dhwaad 12 musharax, kuwaas oo u tagaan xilka madaxweynaha waxaana lagu wadaa in maanta gelinka dambe lasoo gabagabeeyo, war murtieedna kasoo baxo, iyada oo sidoo kale la filyo iney gole mideeya ku dhawaaqaan.
Musharxiin gaarayo 14-ka ah ayaa warqad ay xalay soo saareen waxaa ay madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland looga dalbaday in ay dib u eegaan guddiyada ay soo magacaabeen lana waafajiyo dastuurka dalka iyo xeerka.




From the comments