Shacabka magaalada Garoowe ee Puntland ayaa maanta oo sabti ah dhigay Mudaharaad ay kaga cabanayo sicir-bararka lagta Shinlinka waxaana maanta xiran dhammaan goobaha ganacsiga ee magaalada caasimadda ah.
Mudaharaadashaa ayaa maamulka Puntland waxaa ay ugu baaqayaan in wax ka qabto sarakaca dhanka sarifka oo shacabku ay sheegayaan in shilinka Soomaaliga uu aad u faro batay, taas oo keentay inuu laba jibaar ku dhowaado .
Sidoo kale ganacsatada ayaa sheegaya in maamulka Puntland uusan ogopleyn in lacagaha shilinka Soomaaliga ah ay ku qaadaan canshuuraha, taas oo keeni laheyd inuu shilinku si siman uu u shaqeeyo , waxaana uu dhaliyey saameyn.




From the comments