Waxaa goordhaw magaalada Garowe, ee xarunta gobalka Nugaal ayaa waxaa goor dhaw gaaray wafti heer sare oo uu hogaaminayo gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi .
Wafdiga gudoomiyaha aqalka sare ayaa waxaa qeeyb ka ah Musharax Madaxweeyne danjire Daahir Maxamuud Geelle, xubna ka tirsan senetarada Aqalka sare iyo Mas’uuliyiin kale , waxaana garoonka diyaaradaha Garowe ku soo dhaweeyay Madaxweeynaha maamulka Puntland Saacid Cabdullahi Deni iyo mas’uuliyiinta maamulka Puntland.




From the comments