Golaha Wasiirrada Hirshabeelle oo Ansixiyey Misaaniyadda 2021-ka
Sheeko:Dalka
Kulan maanta magaalada Jowhar ay ku yeesheen Golaha wasiirrada dowlad goboleedka Hirshabeelle oo uu shir madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen kulan ayaa goluhu waxaa ay warbixinno ka dhageysteen dhowr wasaaradood.
Golaha wasiirrada ayaa sidoo kale cod aqalabiyad leh ku ansixiyey miisaaniyadda dowlad goboleedka Hirshabeelle oo ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda, waxaana loo gudbin doonaa xildhibaannada si iyaguna ay ansixiyaan.
Goobjoog News