Waxaa galabta garoonka ciyaaraha Eng yariisoow X Koonis ee magaalada Muqdisho, kuwa wada balansan kulan ciyaareed xiisa badan oo u dhaxeeya maamullada Koonfur Galbeed iyo gobalka Banaadir .
kulankan oo ka tirsan tartanka kubadda cabgta maamul gobaleedyada iyo gobalka Banaadir, ayaa qeeyb ka ah sami-finalka tartanka ayaa waxa uu bilaabmi doona 3:30 Pm .
Labada kooxood ayaa waxaa ay wadaan diyaar garowgii ugu dambeeyey ee ay ugu jiraan tartanka galabta, waxaana garoonka lagu wadaa in ay gaaraan taageerayaasha labada dhinac oo kamid ah kuwa ugu taageraha badan tartanka.




From the comments