Goobjoog

Shariif Sheekh Axmed oo Gaaray Garowe

Madaxweynihii hore dowladda Soomaaliya Shariif sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, halkaas oo ay ku sugan yihiin mas’uuliyiin kala duwan. Shariif ayaa waxaa…

Shariif Sheekh Axmed oo Gaaray Garowe

Madaxweynihii hore dowladda Soomaaliya Shariif sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, halkaas oo ay ku sugan yihiin mas’uuliyiin kala duwan.

Shariif ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyey madaxweynaha Puntland Siciid  Deni, waxaana lagu wadaa inuu ka qeyb galo shir dood cilmiyeed ah uu soo qabaqaabiyey machadda daraasaad iyo cilmibaarista Heritage..

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments