Koongareeska Mareykanka ayaa laalay codka diidmada qayaxan ee madaxweyne Donald Trump uu dul dhigay hindise sharciyeedka dhaqaalaha ku baxa gaashaandhigga dalkaas, waana markii ugu horeysay ee uu madaxweeynaha tan iyo muddaxtinimada markii uu la wareegay .
Golaha Senate-ka uu maamulo xisbiga Jamhuuriga ayaa qabtay kalfadhi aan caadi aheyn Jimacadii la soo dhaafey ee Sanadka uu cusbaa ,middaas oo ay Aqalka Wakiillada horay ugu soo codeeyeen.
Hindisa sharciyeedka oo gaaraya lacag dhan $ 740bn (£ 549bn), ayaa Waxaana lagu maal gelinaya siyaasadda wasaaradda gaashaandhigga sanadka soo socda .




From the comments