Goobjoog

Koonfur Galbeed Oo Diiday Mudda Kordhinta Golaha Shacabka.

Dowlad Gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa war ka soo saaray xaaladda magaalada Muqdisho. Maamulka Koonfur galbeed ayaa sheegay in loo baahan yahay in dib loogu noqdo wadahadal si doorasho loogu…

Koonfur Galbeed Oo Diiday Mudda Kordhinta Golaha Shacabka.

Dowlad Gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa war ka soo saaray xaaladda magaalada Muqdisho.

Maamulka Koonfur galbeed ayaa sheegay in loo baahan yahay in dib loogu noqdo wadahadal si doorasho loogu galo heshiiskii 17 September .

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Dowlad gobaleedka Koonfur galbeed.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments