Goobjoog

Suldaan Cali-horseed Oo Geeriyooday

Allaha u naxariisto waxaa caasimadda Kenya ee Nairobi ku geeriyooday Suldaan Cali Horseed oo ahaa suldaanka guud ee beesha Saleeban. Suldaan Harseed ayaa ka mid ahaa salaadiinta Soomaaliyeed ee sida…

Suldaan Cali-horseed Oo Geeriyooday

Allaha u naxariisto waxaa caasimadda Kenya ee Nairobi ku geeriyooday Suldaan Cali Horseed oo ahaa suldaanka guud ee beesha Saleeban.

Suldaan Harseed ayaa ka mid ahaa salaadiinta Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaanno dhulka Soomaaliyeed.

Allaah u naxariiste Suldaanka ayaa la sheegay in muddooyinkii  u dambeyay uu ku xanuunsanaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments