Goobjoog

Kumaandooska Soomaaliya oo Ka Hadlay Howlgallo Laga Sameeyay Hiiraan

Ciidamada Kumaandooska ee xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor gaar ahaan Ururka 8 aad ee guutada 18 aad ayaa howlgal laga Sameeyay Tuulooyin hoostaga degaanka Ceelgaal ee Gobolka Hiiraan looga saaray…

Kumaandooska Soomaaliya oo Ka Hadlay Howlgallo Laga Sameeyay Hiiraan

Ciidamada Kumaandooska ee xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor gaar ahaan Ururka 8 aad ee guutada 18 aad ayaa howlgal laga Sameeyay Tuulooyin hoostaga degaanka Ceelgaal ee Gobolka Hiiraan looga saaray xoogaga Al-shabaab.

Taliyaha Guutada 18 aad ee Ciidanka Kumaandooska Gor Gor Gashaanle Bashiir Cabdullaahi Cumar ayaa sheegay in Al-Shabaab laga saaray tuulooyin dhowr ah oo Hoostaga Gobolka Hiiraan, kadib howlgal ballaaran oo ciidamadu ay qaadeen.

Taliayaha waxa u sheegay in ciidamada kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor aya sii laba jibaari doonaan howlgallada ka dhanka xoogaga Al-Shabaab tan iyo inta laga saarayo degaannada ay kaga sugan yihiin  Gobolka Hiiraan.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments