Rugaha Ganagsiga Dowlad Goboleedyada oo Ka Horyimid Warqad Kasoo Baxday Guddoonka Rugta Ganacsiga Soomaaliya
Sheeko:Arrimaha Ganacsiga

Rugaha ganacsiga dawlad goboleedyada ayaa ka soo horjeedtay warqad dhowaan kasoo baxday Rugta Ganacsiga Soomaaliya iyaga oo sheegay in rugta waqtigeedii uu dhammaaday, aysanna awood u laheyn in ay soo saarto warqad, waxaa na ay ku eedeeyeen maamulka uu gyudan waayay shadii loo idmaday, sida lagu xusay warsaxaafadeed ay wadajir usoo saareen.


Goobjoog News